Nyheter från Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Hay’adda sirdoonka milatariga Sweden, MUST, ayaa si gaar ah u tilmaamaysa Ruushka.
XAALADDA AMMAANKAHantidhowrka Qaran wuxuu ka digay cawaaqib-xumada ka iman karta.
ARRIMAHA BULSHADABoolisku waxay sheegeen in aan hore loo arag arrintan sidan umudda dheer una baaxad weyn.
ARRIMAHA BULSHADABoolisku wuxuu isticmaalay qaabka shaqo ee uu kaga hortago kooxaha Gaangiska.
XERYAHA XAGAAGAXagaa kasta ayay carruurtu fursad u helayaan ay uga qeyb galaan xeryaha xagaaga.
ARRIMAHA SOCDAALKAArrintan waqti ayay qaadan doontaa maadaama ay u baahan tahay sharci cusub.
Tiradaasi kama jawaabayso tirada guud maadaama ay khuseeyo dugsiyada degmada oo keliya.
CIYAARAHA OLOMBIKADAHal dahab iyo hal qalin oo laga kala helay biathlon iyo ciyaarta barafka ee buuraha si qalqalooca looga soo taraaraxo (storslalom).
ARRIMAHA BULSHADAWaxey sababeen daahitaanka tareennada oo gaaraya 4,000 saacadood sannadkii hore.
CIQAAB CUSUBDembiileyaasha leh khatar sare sida iney dib ugu noqdaan dembiyada ayaa lagu hayn karaa xabsiga.
MAALILNTA JACEYLKAMacmiishu waxay qabaan walwal la xiriira mustaqbalka, sida uu sheegay Svensk Handel.
CIRBIXIYEENWaxay noqotay haweenaydii ugu horreeysay ee dhalsho Sweden haysata ee tagta samada sare sannadkii 2019.
SOCDAALKAWaalidiintiisa ayaa Iswiidhen ku haysta ogolaansho joogitaan.
Qaybtii ugu dambeeysay
Cutubyada dhammaan

Ku saabsan Radio Sweden Somali - Raadiyaha Iswiidhen
Warar iyo Barnaamijyo Af Soomali ah

























