Xasuuqii Wagalla
Tools
General
Daabac/dhoofin
In other projects
Dad dilkii Wagalla waxee eheed askarta kiinyaatiga marka ee dilaayeen dad soomaali oo aad u badan. dad aa ku qayaasaayo in ee askarta kiinyaatiga dileen, somali ka badan 5000 oo qof, meel ee u jirto 15km caasimada wajir. arintaan waxee dhacday 10kiifebraayo1984tii.madaxda kiinyaatiga weediidanaayeen in ee ka hadlaan arintaan oo askartooda dhameesay somalida.waxee dhihi jireen 57 qof kaliya aa ku dhimatay meel ee wax qabad ku sameenaayeen.
oktoobar2000, ee madaxda kiinyaatiga qirteen, in ee askartooda ku laayeen dad badan oo soomaali ah, Gobolka wajir.