Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Xasharaad

Ka Wikipedia
Qaar ka mid ah Xasharaadka

Xasharaad amaCayayaan waa qeeyb ka mid xayawaanka bilaa laf-dhabarta ah kuwaas oo jidhkoodu u sameeysan yahay sadex qeeybood: Madax,Ubuc iyo dabo, kuwaas oo leh lix logood, tiro badan oo indho ah iyo labo gees oo dareemayaal ah. Xasharaadka waxa uu ka kooban yahay qeeybo aad u fara badan oo kor u dhaafaysa hal milyan oo nooc.

Cimriga xasharaadku wuxuu u dhexeeyaa (noocyo hal maalin nool ilaa noocyo dhowr sano gaadha), laakiin dhamaantood waxay ka dhashaanukun.

Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Xasharaad&oldid=270528"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp