Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Xaj

Ka Wikipedia

Xajka waa camal cibaado ah ay muslimiinta sameeyaan, wuxuuna ka mid yahayshanta tiir ee islaamka[1] Qofkastoo muslim ah waxaa waajib ku ah inuu mar guto xajka cimrigiisa oo dhan[2] qofkaa dhaqaalo u heynin ama dhinac laga heesto, qasab ku ma ahan inuu xajiyo. Xajka sanad kasto waxaa guto dad ka badan 2 miliyan oo qof oo daafaha aduunka ka kala yimaado.

Acmaasha la qabto xajka inta lagu jiro waxaa ka mid ahdawaaf ookacbada lagu wareego 7 jeer,orodka safa iyo marwa dhexdooda 7 jeer la dhax ordo iyo in la istaago banka carafo.

Wuxuu Nabiga scw yiri "Qofkii xajiya oona xumaan iyo faasuqnimo ku dhax sameyn wuxuu u laabanaa sidii maalinkii hooyadii dhashay"[3].

sawir muujinaaya dad badan oo gudanaya acmaasha xajka

Taariikda

Acmaasha xajka

Fadliga xajka

Xigasho

Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiroHajj.
  1. https://imuslimguide.com/so/node/122
  2. الحكمة من تشريع الحج مرة واحدة في العمر الإسلام سؤال وجواب، تاريخ الوصول28 سبتمبر2009Template:استشهاد ويبTemplate:استشهاد ويب
  3. Bukhaari iyo muslim ayaa wariyeen
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Xaj&oldid=243511"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp