Sida badan xigashada waa qasab, waxa uuna ku xiranyahay qayb kamid ah qoraalada, Xigashooyinka ee muhiimka ah taasoo ka turjumaysaKu Saabsan maqaalo lasoo xulay iyo Ku saabsan maqaallo cusub habkaan ayaa loo adeegsadaa
Isku xirka
ku darista xigashada tixraaceeda, waa laga mamaarmaan in raaciyo xarafka<ref> Xigashada ka hor</ref> iyo dhamaadka waxaan kuu soo baxaya tilmaamahaan wax ka badalka maqaal kasta, hadii aad u guda gasho inaad ku huwiso xigashada ee aad galiso calaamadaha qaanada ku jira sida tan oo kale ref
Tusaale-haan ayaa kuu sheegaya qaabka aad usamayn karto:
Baadida Nin Baa Kula Dayi Daalna Kaa Badane Oo Inaad Hesho Doonayn Daa’in Abidkaaye!،<ref>Hebel hebel. Buugga suugaanta. Boggiisa. 7</ref>
Baadida.<ref>Abshir, Dheere: "Qaab helista Baadida",''Af-maal'', 51(78):46</ref>
==Xigasho==
{{Hubin}}
Marka aad kaydisid sidaan bay ku soo baxaysaa
Baadida Nin Baa Kula Dayi Daalna Kaa Badane Oo Inaad Hesho Doonayn Daa’in Abidkaaye,[1] Af-maal.[2]
- ^ Hebel hebel. Buugga Suugaanta. Bogga. 7
- ^ Abshir, Dheere: "Qaab helista Baadida",Af-maal, 51(78):46.