Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Wikipedia:Anshax

Ka Wikipedia

Anshaxu waa qeyb ka mid ah shuruucda qorista wax bedelka kookooban iyowadahadalada eeWikipedia, taasoo ah mid ka mid ahShan walxood ee wikipedia. Wuxuu farayaa xeerka Anshaxa in dadku waajib ku tahay in ay uwada dhaqmaan si anshax leh dhexdooda. Waxaa sidookale ku waajib ah wax bedeleyaasha haba ahaatee marka lawada hadlayo dhowris habdhaqan wanaagsan iyo degganaan iyo anshax, arrinkaas waxaa weeye ilaalinta jawi iskaashi si loo gaaro danihii la doonayay kaasoo ah horumarinta waxa ku jira Wikipedia.

Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Wikipedia:Anshax&oldid=155567"
Qeybta:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp