Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Maatar

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyayWalax)

Walax

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Dhagax wuxuu ka mid yahayAdkeha
Biyo waxay ka mid yihiinDareereha


Walax (ingiriis:Matter) waa waxii mug leh meel marrana buuxin kara.

Marka laga dhigayo jamac (plural) ereyga walax waxaa loo qoraa ama akhriyaaWalxo.

Koonkan aynu ku noolnahay waxa u ka kooban yahay walxo isku xidhan, haddii aad fiiriso agagaarkaaaga shay walba waa walax.

Qeeybaha Walxaha

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Walxaha waxaa loo qeybiyaa 3 qeybood oo kala ahAdke (solid),Dareere (liquid), iyoNeef amaHawo (air).

Barashada Walaxda

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Cilmiga loo yaqaanKimisteri ayaa si fiican u sharaxa walxaha iyo dhamaan wixii la xidhiidha.

Kimisterigu waa barashada maatarka iyo sida uu isu bedbedalo, kimistarigu waa barashada walxaha iyo isbedelkooda.

Walax waa wixii aan tamar ahayn,koonkan waxauu ka kooban yahaytamar iyo maatar,tamarta waxaa kamidaileyska, kulka,korontodaBirlabta IWM.



Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Maatar&oldid=219834"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp