Wabka ama tibka amaXidid (ingiriis: Root) waa faro dhaadheer oo ka baxajiridageedaha hoosteeda, kuwaas oo ku haya geedka dhulka dushiisa.Xididada intooda u badan waxay ku jiraan dhulka hoostiisa, waxaanay soo ururiyaanbiyaha,macdanta iyo nafaqada ku dhex jirtacarada dhexdeeda.
Xididadu waxay keeydiyaancuntada, nafaqada iyo waxyaabaha kale ee geedku u baahan yahay, isla markaana waa difaaca tafiirankadhirta. Xididka ugu horeeya ee geedku sameeysto markuu dhasho, waxaa loo yaqaanaaXidid dhexaad kaas oo si toosan u gala dhulka, isla markaana saldhig u ah dhamaan qeybaha xididada.
Guud ahaan, xididadu waxay leeyihiintimo yar yar oo ka dul baxa kuwaas ooafka hore ka furan soona nuuga biyaha, macdanta iyo nafaqada. Sidoo kale, xididadu waxay u baahan yihiinOgsajiin ayneefsadaa.
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.