Wikipedia waamashruuc bedel wadareed eeInsaykalobeedhiya aqoon iyo dhaqan ku dhisanluqadihiisa kala gedisan. meel caawinaad laga dalbado xilli kasta, waxaa jira hab (Caawinaad) ee aad ka heli karto bogga dhamaantiis. Fadlan aqritillabooyinkaa koowaadhab bedelka, iyo habkabedelka bogagga iyosamaynta maqaallo cusub iyoisku toosintooda sidahabka wikipedia. kadibbacaadka si aad halkaa ugu tijaabiso tillaabada koowaad. | |
Soo jeedin ayaad samayn kartaa iyosu'aalo taasoo ku saabsan habka shaqada ee wikipedia waxaa sidaas oo kale awoodaaSu'aashaada. Cilmiga ah kuna dhisan anshax. Waxaa kaloo awoodaaQeexis ku sameeyso waxaa tahayboggaada gaarka ah, adigoo iska qora macluumaad oo kugu saabsan:luqadaha aad ku hadasho,Dalkee tahay, maxase danaynaysaa?... | |
Ha ka taginsaxiixa eeBogagga wadahadalka qorista afar xarriiq sidaan~~~~. laakiin waxaa lagaa rabaainaan la saxiixin maqaalada, maxaa yeelay waxay noqonayaanwada lahaansho marka la sameeyo. Waxaan kaa codsanaynaa inaad eegtoshanta walxood ee wikipedia iyohabka raadraaca (dhexdhexaadnimo, iyosoo xigashada, iyousluubka bedelka, iyohabka siirada ama taariikh nololeedka, si ku haboontaariikhda qofka). sida laga doonayo ha ka tagininaadan internetka nuqul ka soo qaadan sababahamilkiyada xuquuqda muallifka. sidoo kale waxaad awoodaa inaad ka qayb qaadatoMashaariicda wikipedia inaad ku darsato mowduucii ku cajab geliya. | |
Waan soo dhaweynaynaa ka qayb-qaadashadaSoo galinta fayl, si loogu qurxiyo maqaalada, adigoo il gooniya u eegya xeerarka ku saabsanXeerka adeegsiga sawirka iyo ixtiraamiddamilkiyada xuquuqda muallifka. waxaa kaloo jira wikipediyeyaal iskaa wax u qabso ah eeGraphics Lab si ay u hagaajiyaan sawirada. | |
Ugu dambeyn, waana kan ugu muhimsan Waxaan kaa rajaynaynaainaad ku dhiirato gacannaga siiso mashruucaan! Haddii aad hayso soo jeedin ama su'aalo, waxaad ku soo ban dhigi kartaaBoggaan ama bogga wadahadalka. |