Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Unkasho

Ka Wikipedia
Unkashada peppered moth

Unkasho (Af Ingiriis:evolution) waa isbeddelka sifooyinka hiddaha ku dhacda noolaha hab taxane ah halka fac walba cusub.

Unkashada waa qisad aqoonmaal ah oo lagu qeexo sida noolaha haddii muddo dheer la tixgeliyo, inay laftarkooda isbeddelaan. Unkashada wuuxu yahay fkaar curdin xagga aqoonmaalkabayoloji. Aqoonyahanka Theodosius Dobzhansky e ka soo jeeda wadankaYukrayn, wuxuu yidhi "Aqoonta bayoloji wuxuu kaliya aqligal ku noqda haddii lagu hirgeliyo dulucda unkashada".[1]

Raadraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  1. Dobzhansky, Theodosius 1973. Nothing in biology makes sense except in the light of evolution. American Biology Teacher 35, 125-129.http://www.2think.org/dobzhansky.shtml
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Unkasho&oldid=270704"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp