Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Ugaadhsi

Ka Wikipedia
Sawir muujinayaUgaadsato badan.
Sawir-gacmeed ay ka muuqato guuto ugaadhsato ah.

Ugaadhsi,Ugaarsi (Af Ingiriis:hunting) waa shaqada iyo khiyaanada lagu qabto ama diloxayawaanduurjoog ah.

Qofka wax ugaadhsanaya waxaa loo yaqaanaaUgaadhsade. Dad badan oo wax ugaadhsanaya waxaa loo yaqaanaaUgaadhsato.

Ugaadhsiga iyoqadhaabsigu waa labada hab eedadku isticmaali jireen tan iyoqarniyo badan ka horilbaxnimadii aadamaha.

Marka la ugaadhsanayo waxaa la isticmaalaa hub kala duwan. Wakhtiyadii hore waxaa la isticmaali jireyleeb iyoqaanso, laakiindunidan casriga ah maanta waxaa la isticmaalaaqori,madi,waran iyo noocyo kale oo hub ah. Laakiin qofkaqadhaabsatoda ah waa mid xirfad iyoaqoon fiican u lehdhirta, sababtoo ah midhaha qaar waasun lagu dhinto.


Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Ugaadhsi&oldid=151460"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2026 Movatter.jp