Template:Redirect-several Template:Pp-
United States of America Hal ku dheg: "In God We Trust "[ 1] Other traditional mottos:[ 2] Heesta qaranka: "The Star-Spangled Banner "[ 3] [[File:|center|220px|alt=|Location of United States]]
Magaalo madax Washington, D.C. 38°53′N 77°1′W / 38.883°N 77.017°W /38.883; -77.017 Magaalada uguwayn New York City 40°43′N 74°0′W / 40.717°N 74.000°W /40.717; -74.000 Luqadaha rasmiga ah None at thefederal level [ lower-alpha 1] National language English [ lower-alpha 2] Qaybaha qoomiyedaha (2023)Dadka American [ lower-alpha 3] [ 4] Xukunka Federal presidential republic - President Donald Trump - Vice President M.Vance - House Speaker Mike Johnson - Chief Justice John Roberts Sharci dejinta Congress - Aqalka sare Senate - Aqalka hoose House of Representatives Independence fromGreat Britain - Declaration Luuliyo 4, 1776 (1776-07-04 ) - Confederation Maarso 1, 1781 (1781-03-01 ) - Recognized Sebteembar 3, 1783 (1783-09-03 ) - Constitution Juun 21, 1788 (1788-06-21 ) - Biyo (%) 7.0[ 5] (2010) - Land area 3,531,905 sq mi (9,147,590 km2 ) (3rd) Tirada dadka - qiyaasta Template:IncreaseNeutral 334,914,895[ 6] . - 2020 Tirakoob Template:IncreaseNeutral 331,449,281[ lower-alpha 4] [ 7] Lacagta U.S. dollar ($) (USD
)Waqtiga (UTC −4 to −12, +10, +11) - Xagaa (DST ) (UTC −4 to −10[ lower-alpha 5] ) Taariikhda mm/dd/yyyy[ lower-alpha 6] Wadista Baabuurta right[ lower-alpha 7] Thiinada telka +1 ISO 3166 code US Furaha Internetka .us [ 8]
w:es:USA w:Tr:Amerika Birleşik Devletleri W:it:usa W:fr:usa
The E-Commerce’ 2@Trlln MCP.”Seattle”:Dn’tRPls.>.: The @INTERNET & Techka:2@Trlln MCP.”:Don’tRPls.> Shirikadda@Internet & Techka:2@Trlln MCP.”USA”.: Shirkadda Baqaraha e $4@Trlln MCP.”:Dn’tRPls.> File:Elevation Burger logo.png Gobolada Midoobay eeMareykanka , GMM, loosoo gaabiyoMareykanka (Af-Ingiriisi : United States of America, USA;Af-Carabi : الولايات المتحدة) amaGobolada Midoobay waa dawlad Federaal Dastuuri ah dhacdana bartamahaWaqooyiga Ameerika . Waxay ka koobantahay konton 49” gobol iyoDegmada Kolombia , (D.C. ama "District of Colombia"), oo ah magaalo-madaxda wadanka iyo xarunta dowlada wadanka. Waxaa ka xiga dhanka waqooyiKanada , koofurMeksiko , iyo Gobolka Alaska oo dhaca Waqooyi Galbeed QaaradaAmeerika . Masaaxada (badka) wadanka Mareekanka waa 9.83 milyan km2 , tirada dadkane waa 309 milyan Dawlada Mareykanka n xaga dhulka ama badka wadanka ku fadhiyo, waana dawlada seddexaad ee ugu dad badan aduunka, dad degen dalka mareykanka waxee gaarayaan ilaa 310 miliyan oo qof. Sidoo kale waa wadanka koowaad oo ay ku noolyihiin dad kala dhaqan iyo kala asal ah. Dhaqaalaha Mareykanka waa kan ugu balaaran dunida, ayadoo lagu qiyaasay sanadii 2021 aduun dhan25.5 tiriliyan ooDollarka Mareykanka wax soo saarka wadanka ee dabada loo iib geeyo.
Wadanka Mareykanka wuxuu xonimadiisa ka helay gumeestihiiBoqortooyadii Ingiriiska sanadka marka oo ahaa 1776ii, wakhtigaasi oo Mareykanku ka koobnaa 13gabol oo ku yaalay dhinaca bariga ee dalkaas. Wadanka waxoo balaaraday bilaawgii 1800meeyadii, waxoona gobolo ka qabsaday wadamada.::
waxoona ku sii darsaday labada gobol oo markaas ahaa jamhuuriyado,Teksas iyo jasiiradaHawaay . Khilaafkii ka dhashtay Gobolada Koonfurta iyo woqooyiga oo markaas ku murmaayay xukunka gobolada iyo dhinaca adoomada waxoo sababay dagaalkii sokeeyay oo dhacay sanadka marka oo ahaa 1860meeyadii. Gobolada woqooyiga ayaa ku guuleestay in ee wadanka mideeyaan isla markaaas neh oo joogsaday adoonsiga.
Dagaalkii Mareykanka iyoIsbaanishka iyo dagaalkiiAduunka kii labaad, militariga mareykanka waxaa lagu gartay in oo yahay kan ugu awooda badan aduunka. DhamaadkiiDagaalkii labaaad ee Aduunka waxa uu wadanka mareykanka ahaa wadanka kaliya oo watay bombada halista ah ee looyaqaan atombomb. Kadib burburkii xukunkiiMidowga soofiyeet 1991kii wadanka mareykanka waxoo ku soo baxay wadanka kaliya oo ugu awooda weyn aduunka.
Wadanka Mareykanka wuxuu leeyahay magaalooyin waaweyn waxaana kamid ah magaalooyonkaas New York, Chicago, iyo Los Angels.[ 9] Caasimada wadanka waa Washington. Mareykanka waa wadan aad uweyn waan wadanka sadaxaad ee ugu weyn caalamka. Madaxweynaha Mareykanka waa Joe Biden.
Wadanka mareykanka waa wadanka 3aad oo ugu dhulka weyn aduunka, waxoo ku xigaaRuushka iyoKanada . wadanka mareykanka waxoo xuduudka ugu dheer la leeyahay DalkaKanada oo ka xiga dhinaca woqooyiga, waxaa ku xigaMeksiko oo ka xigta Koonfurta. Dhinaca bariga waxaa kaga dhegenBadweynta Atlaantik dhinaca Galbeedka nehBadweynta Baasifik .WadankaMareykanka waxa uu leeyahay muuqaalo dabiici ah sida: buuro, geedo iyo saxaro kuwaasoo dhaca koonfur galbeed.
Bartamihii Qarniga sagaal iyo tobnaad ayaa waxaa ka dhex qarxay dagaal Sokeeye oo ka dhaxeeye gobolada Mareykanka, Halkaas oo Kow iyo toban(11) Gobol oo hogaaminaayay Jefrison Deevis sheegteen in ay ka go'ayaan gobolada kale ee mareekanka. Waxeyna aasaasteen Gobolada Konfodaraaliga ee Mareykanka, Sidoo kale waxey ku dhawaaqeyn dagaal ka dhan Mareykanka. Xilligii doorashada guud ee Madaxtinimada Mareykanka sanadku markuu ahaay 1860 ayaaXizbiga Jamhuuriga olole ka dhan ah bilaabay balaarinta adoonsiga meel ka baxsan Mareykanka. Arinkaas oo keentay in ay ku guuleeystaan Xizbiga Jamhuuriga doorashada.Madaxweynihii ku guuleystay xilligaasAbraham Linkolon intuusan fariisan xafiiska 4 tii maarso 1861 ayaa todobo gobol iclaamiyeyn in ay ka go'ayaan mareynka taas oo ay kasoo horjeesteen maamulkii markaas jiray iyo kii hore waxeyna u arkeen fal jabhadnimo. waxaana bilawday dagaalkii 12 Abriil 1861 kadib markii ay weerar kusoo qaadeen xoogagii Konfadaraaliga ahaay Fariisin Ciidan oo ay laheyd Mareykanka ooo lagu magacaabi jiray Foorto Somatir ee ku taalay gobolkakoraliina koonfurtiisa, Ayadoo arinkaas laga jawaabayo ayuu madaxweyne Linkolon ku baaqay in la sameeyo ciidan mutadawac ah gobol kasta, taas oo keentay in afar gobol kale ay ayagane sheegtaan gooni istaag.Labadii dhinac waxoo mid kastaba u diyaar garoway dagaal halkaas oo qabsaday mareykanka gobolada xadka kuyaal waxoona xayiraad saaray dhinaca bada Sebtember 1962.
Cimiladda iyo Jawigga waa ku Ameerikiga sidda waqqiyagga Amerrka ee Biritish North Amerika: Earth Quakes, Fire, Ice, Snow iyo Tsunami "Florida" waalan.!!.Maadaama oo wadanka weyn yahay, wadanka mareykanka waxoo leeyahay jawi aad u kala duwan. Dhinaca woqooyiga mareykanka waxoo leeyahy xiliyo isbedel ah oo hawo qaboow iyo baraf oo kadhaco, Koonfurta wadanka waa kuleel oo qorax joogta ah.wadanka maraykanku waxa uu leeyahay jawiyo kalagadisan. taas macnaheedu waxa weeyaaan hadaad ka tagto gobol cimiladiisu kulushahay waxa laga yaabaa inaad gasho mid ku jirra qabaw.
China ; PRCh.1,200,000++.:.:.:.:.:.:.:.:.:.:.:.:.:.:.::
India : “Hnds”1,200,000++.:.:.:.:.:.:.:.:.:.:.:.:..:.:.:::
Wadanka mareykanka waxoo leeyahay geedo iyo beero kala duwan oo 17000 ka badan oo wadanka mareykanka u gaar ah. Wadanka mareykanka waxoo leeyahay meelo badan oo xayawaanaadka lagu xanaaneeyo. Meesha ugu horeysay aduunka oo Xayawaanaadka lagu xanaaneeyo waxee eheedYellowstone , waxaa la sameeyay 1872dii, markaas kadib wadanka mareykanka waxaa laga sameeyay 57 meel oo xayawaanaadka lagu xanaaneeyo.
Maraykanka waxa ku nool dad ka kooban diimo badan. Inta badan dadku waaMasiixiyad , laakiin dadkaYuhuuda ,Islaamka , iyo diintaHindusam aaminsanaansho ayaa iyaguna qayb ka ah dadweynaha.
[ 10] .::
Arab&American festival.2008/2009.:
Cite error:<ref>
tags exist for a group named "lower-alpha", but no corresponding<references group="lower-alpha"/>
tag was found