Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Tonga

Ka Wikipedia
Boggan waxa uu ku jiraa horumar.

Tonga waa waddan ku yaal Badweynta Baasifiga. Waxay leedahay 169 jasiiradood. Kaliya 36 jasiiradood ayaa degan. Jasiiradda ugu muhiimsan waa Tongatapu.

Puleʻanga Fakatuʻi ʻo Tonga
Boqortooyada Tonga
Flag of TongaFlag of Tonga
CalankaAstaanta
Hal ku dhig qaran: Ko e ʻOtua mo Tonga ko hoku tofiʻa
Heesta calanka: Ko e fasi ʻo e tuʻi ʻo e ʻOtu Tonga
Goobta Tonga
CaasimaddaNukuʻalofa
Magaalada ugu weyn dalkaNukuʻalofa
Afka rasmiga ahAf-Tonga
Af-Ingiriisi
Dowladda

Boqortooyo
Ra'iisul Wasaare
Guddoomiyaha Golaha
Boqortooyo dastuuri ah
oo midaysan
Tupou VI
Siaosi Sovaleni
Fatafehi Fakafanua
Madax-bannaanida
Boqortooyada Ingiriiska
ee 4.6.1970


Goobta
 - Wadarta
 - Biyo (%)
 
748 km² (?)
?
Tirada dadka
 -? qiyaas
 -? sensa
 - Cidhiidhi
 
?[1] (?)
100,209
139/km² (?)
LacagPa'anga (TOP)
Waqtiga maxaliga ah
 - Xagaaga (DST)
+13:00 (UTC)
Internet TLD.to
Canshuurta telefoonka+676

-


Juqraafiga

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Tonga waxay ku taal Ooshiyaaniya. Waa jasiirad ku taalBadweynta Baasifiga ee Koonfurta. Waxay leedahay 177 jasiiradood. Soddon iyo lix ka mid ah ayaa deggan. Jasiiraduhu waxay u qaybsan yihiin saddex kooxood oo waaweyn — Vava'u, Ha'apai, iyo Tongatapu. Jasiiradda ugu weyn waa Tongatapuon. Magaalada caasimadda ah eeNukuʻalofa waxay ku taal Tongatapuon.

Siyaasadda

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Tonga waaboqortooyo dastuuri ah, iyadoo boqorka hadda ee Tonga uu yahay Tupou VI oo loo magacaabay boqor tan iyo 2015, inkasta oo xukunkiisu uu bilaabmay Maarso 2012, wuxuuna ka soo farcamay boqorkii ugu horreeyay, George Tupou I oo xukumayay qarnigii 19aad. Tonga waa boqortooyada kaliya ee ka jirta Ooshiyaaniya. Dhanka kale, Ra'iisul Wasaaraha ayaa awood u leh inuu noqdo madaxa xukuumadda qaranka.

Cimilada

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Waa wadan aad u kulul.

Faahfaahin Cimilada Nukuʻalofa
BilahaJanFebMarAprMayJunJulAugSepOctNovDecSanad
Kuleel daran °C (°F)32
(90)
32
(90)
31
(88)
30
(86)
30
(86)
28
(82)
28
(82)
28
(82)
28
(82)
29
(84)
30
(86)
31
(88)
32
(90)
Kuleel aan darnayn °C (°F)28
(82)
29
(84)
28
(82)
27
(81)
26
(79)
25
(77)
25
(77)
24
(75)
25
(77)
25
(77)
27
(81)
27
(81)
26
(79)
Maalinle °C (°F)25
(77)
25
(77)
25
(77)
24
(75)
23
(73)
21
(70)
21
(70)
21
(70)
21
(70)
22
(72)
23
(73)
23
(73)
23
(73)
Hoos udhaca kuleelka °C (°F)22
(72)
22
(72)
22
(72)
21
(70)
20
(68)
18
(64)
17
(63)
18
(64)
17
(63)
19
(66)
20
(68)
20
(68)
20
(68)
Hoos udhac qiyaas leh °C (°F)16
(61)
17
(63)
15
(59)
15
(59)
13
(55)
11
(52)
10
(50)
11
(52)
11
(52)
12
(54)
13
(55)
16
(61)
10
(50)
Roobka mm (Faraha)130
(5.12)
190
(7.48)
210
(8.27)
120
(4.72)
130
(5.12)
100
(3.94)
100
(3.94)
130
(5.12)
110
(4.33)
90
(3.54)
100
(3.94)
120
(4.72)
1,530
(60.24)
% Dhado77787976787775757474737575.9
Dhexdhexaad. Xilli roobaadka111314121210101210101010134
Source: Weatherbase[2]

Tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  1. nbs.go.tohttps://www.cia.gov/the-world-factbook/countries/tonga/#people-and-society. Soo qaatay 31 May 2022.
  2. http://www.weatherbase.com/weather/weather.php3?s=88719&refer=&units=metric&cityname=Nuku%27alofa-Tonga,weatherbase.com. Soo qaatay 28.09.2022.

Xiriirinta dibadda

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Stub iconMaqaalkaan juqraafiga waala bilaabay. Waad ka caawin kartaa Wikipedia in aad siibalaarisid.
WikiMashruuc Juqraafiga
Boggan waa qaybWikiMashruuc Juqraafiga.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Tonga&oldid=242782"
Qeybta:

[8]ページ先頭

©2009-2026 Movatter.jp