Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Tin (curiye)

Ka Wikipedia

Tin

Kani waa maqaal ku saabsanCuriyeBir. adeegsi kale, eegTin (curiye) (faah faahin).
Curiyaha Tin

Tin (ingiriis: Tin) astaanta (Sn) waacuriye kimiko oo leh tiroatom konton ah.Waa guruubka 14aad eeDiwaanka Curiye iyobirta 49aad ee ugu badan gebi ahaan curiyeyaasha iyo tan 10aad ee leh isotope degan.

Curiyaha Tinka waxaa la helaa asagoo ka mid ahmacdan, inta u badan ahTin-labo-ogsaydh (SnO2).

Curiyaha Tin waabir daciif ah, u midab eegnaxaasta taasi oo iska difaacdadaxalka. Sababtan darteed Tinka waxaa imika ilaa3,000 sano ciise hortii hore loo isticmaali jiray in lagu dahaadho biraha kale si eey daxalaysiga uga ilaaliso.

Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Tin_(curiye)&oldid=144180"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp