Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Teknetiyaam

Ka Wikipedia

Teknetiyaam


Teknetiyaam (ingiriis: Technetium) astaanta (Tc) waacuriye kimiko oo tiradaatomkiisu tahay afartan-iyo-sadex (43).Curiyaha Teknetiyaam waabir ka tirsanTransitional Metalskaguruubka 7aad eeDiwaanka Curiye, taas oo miisaanka atomkeedu yahay 98.

Curiyaha Teknetiyaam waa bir aad u culus,midabkanaxaasta oo cad, kuna jirta khaanada afaraad ee guruubka 7aad ee diwaanka curiyahaha iyo biraha guruubkad-block.

Curiyaha Teknetiyaam waa kan ugu hooseeyatirada atom ee dhamaan curiyayaasha, taas oo inta badan la helo ayadoo radioactive isotopekiisu kacsan yahay.


Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Teknetiyaam&oldid=249504"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp