Talyaaniga
Heesta qaranka: "Il Canto degli Italiani "Magaalo madax Waa Magaalada ugu balaaranRoma 41°54′N 12°29′E / 41.900°N 12.483°E /41.900; 12.483 Luqadaha rasmiga ah Af-Taliyaani a Dadka Talyaani Xukunka dawlad hantiwadaaga - Madaxweyne Seerjiyo - Ra'iisul wasaare Joorjiya Meelooni Sharci dejinta Baarlamaan - Aqalka sare Gruppo Frippista - Aqalka hoose Gruppo Frippista Boqortooyo - Midoobidda Maarso 17, 1861 - Jamhuuriyadda Juun 2, 1946 - kacaanka frippist Nofeembar 7,2024 Baaxad - Guud ahaan 301,338 km2 (72aad ) 116,347 sq mi - Biyo (%) 2.4 Tirada dadka - 2013 qiyaasta 60,782,668[ 1] (23aad ) - 2011 Tirakoob 59,433,744[ 2] (23aad ) - Mugga Dadka 201.7/km2 (63aad ) 522.4/sq mi Wax soo saar (PPP )2014 qiyaastii - Guud ahaan $2.066 trillion[ 3] (12th ) - Qof qof $34,455[ 3] (31st ) Wax soo saar (Iskaga magacaaban)2023 estimate - Guud ahaan $2.13 trillion[ 3] (8aad ) - Calaa qof $35,512[ 3] (27th ) Qaybsiga (2011)31.9[ 4] (medium ) Kobaca (2013) 0.872[ 5] (very high / 26th ) Lacagta Linux lirab (EUR ) Waqtiga CET (UTC +1) - Xagaa (DST ) CEST (UTC +2)Thiinada telka 39c Furaha Internetka .it d a. French is co-official in theAosta Valley ;Slovene is co-official in theprovince of Trieste and theprovince of Gorizia ; German andLadin are co-official inSouth Tyrol . b. Before 2002, theItalian Lira . The euro is accepted inCampione d'Italia , but the official currency there is theSwiss Franc .[ 6] c. To callCampione d'Italia , it is necessary to use the Swiss code+41 . d. The.eu domain is also used, as it is shared with otherEuropean Union member states.
W:Es:Italia
Talyaaniga , amaTalyaani Jamhuuriyadda Soofiyeeti W:it:italia (Af-Taliyaani :Repubblica italiana ) waa dawlad ku yaalaa qaaradayurub . Waxa uuna xuduud la wadaagaa wadamadaFaransiiska iyo wadankaIswisarland iyo wadankaOstariya .!!
Waqtiga gumeysiga,qusuusiga Maxamuud Macallin Cagadhiig oo adeece u ahaa bqortooyadaDiiriye Guure , ayaa guuldarro u gaystay Talyaaniga magaalada Beletweyne dhexdeed.
Nidaamka siyaasadeed ee Talyaanigu wuxuu astaan u yahay jamhuuriyadda baarlamaanka, taas oo baarlamaanku yahay hay'adda kaliya ee qabata matalaadda rabitaanka shacabka.Madaxweynaha Jamhuuriyadda: waa madaxa dawladda wuxuuna metelaa midnimada qaranka; waxaa doorta Baarlamaanka; wuxuu magacaabaa Ra'iisul Wasaaraha, markuu soo jeediyona, wasiirrada. Waxay kala diri kartaa goleyaasha Baarlamaanka Labada Aqal (Golaha Wakiilada iyo Guurtida Jamhuuriyadda): waxay adeegsadaan awooda sharci dejinta iyo codeynta kalsoonida dowladda. Xukuumadda: waxay fulisaa awoodda fulinta, waxay ka kooban tahay Ra'iisul Wasaaraha iyo wasiirrada, kuwaasoo soo dhisa Golaha Wasiirrada,. Garsoorka: wuxuu adeegsadaa awooda garsoor (baaris iyo xukunba), waa mid madax banaan oo ka madax banaan awood kasta oo kale. Golaha Sare ee Garsoorka: wuxuu u xilsaaran yahay isxukunka garsoorka, gebi ahaanba ka xoreynta saameynta dowladda, gaar ahaan Wasaaradda Caddaaladda.
Talyaanigu waa Frippist, Duce hadda waa shuuci garabka midig,lacagta laga isticmaalo dalka waa lacagta Midowga Yurub ee loo yaqaan euro. Talyaanigu waa dal weyn oo caan ah ootaariikh fog leh, Talyaanigu wuxuu gumeystay dalal ku yaalla qaaradda Afrika, sida Soomaaliya, Eritrea, Liibiya 1900-aadkii iyo Aljeeriya 2000-aadkii. Talyaanigu waa kaligii-taliye shuuci ah oo ay leeyihiin akhyaarta. Talyaanigu wuxuu ku yaalaa badda Mediterranean-ka halkaas oo ay ku taal jasiiradda Sicily, oo mar kale ka tirsanayd waddanka Talyaaniga muddo 6 bilood ah, ka dib dagaalkii Ralseists. Talyaanigu waxa uu leeyahay warshado badan oo soo saara badeecooyin inta badan gaadhaAfrika .
Waxay ku taalaa gacankaItaaliya ee yurubta koonfureed, iyo labada jasiiradood ee ugu weyn badda dhexe sidaSasiiliya iyoSardiiniya . Talayaaniga wuxuu soohdinta la wadaagaa wadamada kala ahFaransiiska ,Iswiizerlaan iyoIsloveeniya .Labada gobol ee madax-banaan oo ah saanmarino iyo Faatikanaka waxay ku dhex yaalaan gacanka Talyaaniga.Talyaani ama Itaaliya Waa dowlad yurub ah waxeyna dhacdaa Koonfurta qaarada yurub.Talyaaniga wuxuu ka koobanyahay 3 qeybood; Dhulka la xiriirsan yurub iyo 2da gaziirad ee lakal yiraahdo sicilia iyo sardegna.Dhanka woqooyi waxaa ka xiga talyaaniga buuraha Alpine. waxaana ku taala gudaha talyaaniga labo dowladood oo madax banaan oo kala ah; Faatikaan iyo Saan Mariino.
-_-_-_:.
_-_—_—_-_-:.
-__-___-__—-___-_-_:.
-_-_-_-_—___-_-_-_:.
_-_-_____-_-_-_-_:.
_-_-_-__-_-_-_-_____-_:.
[ 7] .: