Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

TV Globo

Ka Wikipedia

TV Globo (Organizações Globo) waa shabakad telefishanBarasiil ah oo ay iska leedahayGrupo Globo. Waxaa la aasaasay Abriil 26, 1965Roberto Marinho.

TV Globo waa shabakada telefishinka ee ugu weynAmeerikada koonfureed iyo sidoo kale shabakada labaad ee telefishanka ugu weyn adduunka ee ka dambeeyaABC iyo soo saaraha ugu weyn ee telenovelas.

Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=TV_Globo&oldid=272826"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2026 Movatter.jp