taariikhda Rag curiyey wax ka mid ahaa cali gurey dishishe sayid mhed cble Hassan shafi faisal axmed xasan Ragna way qoraan dadweynuhuna wuu ku camal falaa, inkasa too dhulka kala duwan ee ay ku nool yihiin dadka xoolaha, beeraha iyo xeebaha ay lahaayeen heeso uu gaar ah. Hadana waxa ka jiray magaalada Saylac ama Awdal oo ay caan ku ahayd heesho ay ku jiraan loqaddo fara badan oo kala duduwan. Ttaasi waxay ku tusaysa xadaarada fug ee Saylac. waar hussein wxani waan been ee iska daa meelkale isticmaal.Link saxib Soomaligi baa sii dabar goayee maxan samena wayahe. Kadib marki Boortaqiisku burburiyey magaalooyinki ku teedsana ama ku yaalay xeebaha bada cas kuna daciifiyey islaamki waa waqtigi 1500. Hadaba Saylac waxay ka mid ahayd magaalooyinki uu burburiyey Boortaqiisku marka dadki waxay uu durkeen xaga bariga si cad waxa uu camirmay Berbera, Jigjiga, Odweyne, Ceerigaabo. Waxay dhashay inay abuurmaan magaalooyinka Burco iyo Borame iyo Hargeysa. Waxay lahayeen heeso isku xidhah. Sidaasi bay ku noqotay Hargeysi hooyada fanka iyo suugaanta.
Waxaan ka dhagaystay sanadki 2005 Idaacada RaadiyowHargeysa warays lala yeeshay Alla haw naxariiste Yuusuf Xaaji Adan si weyn buu uga waramay taariikhdi tacliinta iyo suugaanta Somaliland. Waxaan ka faa'iiday maalinta inoo curiyey heesti la odhan jiray Somaliyey tooso. Taas oo dad badani sheegteen. Waxaan kalo ka ogaaday inoo sameeyey sowdki raaxeeye Alla haw naxariiste Xasan Adan Halac.
Hadaba dhawaan waxa laga sii daayey TV-ga ETN inoo heesta Somaaliyey toos tiriyey Cali Mirre. Markaa fadlan waxaan ka codsanaya kaydka Raadiyow Hargeysa inay mar labaad ku ceeliyaan waraysiggi Yuusuf Xaaji Adan. Waxaana loo baahan yahay inla qoro murtida iyo suugaanta. Bal maanta aan wax yar ka sheego inta aan ka aqaano: Magaca abwaanka heesta uu curiyey ....