Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Sool

Ka Wikipedia
GobolTemplate:SHORTDESC:Gobol
Sool
QalcaddaDarawiishta ee magaaladaTaleex.
Sool is located in Earth
Sool
Sool
Dalka Somalia
Khatumo
XarunLaascaanood
Dowlada
 • madax waynaabdiqadir aw alu
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)

Sool waa gobol ku yaala bariga wadankaSomaliland, Waxay xuduud la leedahayTogdheer dhanka galbeed,Sanaag dhanka waqooyi xuduud la leh gobbolkacayin waxay ka xigtaa dhanka koonfureed. Caasimadeeda gobolka waaLaascaanood .

Taariikh

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Gobolkaan waxay xarun u ahayd boqortooyada Diiriye Guure ee saldhiga ahayd dooxada Nugaal, iyo caasimada Taleex, iyo hoogaamiyaha lahayd garad Deria Gure, emirSayid Maxamed Cabdulle Xasan iyo hoogaamiyaha xarunta.

Degmooyinka

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Gobolka Sool wuxuu ka kooban yahay 4 degmo[1]

  • Laascaanood waa caasimada Sool
  • Caynaba waxay dhanka waqooyi kagtaa laascaanood
  • Xudun.xuddun waa magalada 2 aad e ugu wayin gobolka sool waxy dhinca waqooyi ka xigtaa taleex dhinca konfureedna magalda las canod
  • Taleex. Waa magalo taarikhti ah waana magadli u degena sayid mohmed cabdule hasssan. Waa magalo magac wayin ku leh geyiga soomaliyeed. Taleeex waa magaldi u horeysey e africa kutaaal e diyaarad lagu duqeeyo.

Muran dhul

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Intii ay jirtay dowladdiiSiyaad Barre , Sool ma ahayn gobol gaar ah laakiin waxay ka mid ahayd gobolkii weynaa eeNugaal , caasimadeeduna waxay eheedGaroowe . Waxay ka go'day Nugaal 1980-yadii, iyadoo caasimaddeeda cusub noqotay Laascaanood .[2] Laga bilaabo 2003 ilaa Oktoobar 2007, Sool waxaa maamuli jirayPuntland , oo ah dhul leh qaab beeleed la mid ah.[3] sanadkii 2007, xoogag ka socda MaamulkaSomaliland ayaa la wareegay gacan ku haynta gobolka.

2023 waxaa dib ula wareegay SSC khatumo waxaana loo sameeyey maamul ka madax banaan puntland iyo somaliland.

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

References

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  1. (PDF)http://reliefweb.int/sites/reliefweb.int/files/resources/121024_Administrative_Map_Sool_A4.pdf. Soo qaatay30 December 2013. Maqan ama ebar|title= (caawin)
  2. .CIA. December 1988http://www.lib.utexas.edu/maps/africa/somalia.jpg. Soo qaatay21 February 2007. Maqan ama ebar|title= (caawin)
  3. "Somaliland's Quest for International Recognition and the HBM-SSC Factor". Waxaa laga kaydiyaythe original 2012-05-28. Soo qaatay2021-01-21. Barameter aan la aqoon|ciwaan= ignored (caawin)

Template:Gobolada Somalia

Link dheeraad

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Sool&oldid=269229"
Qeybaha:
Qeybaha qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp