Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Sonkor qadi

Ka Wikipedia
Kani waa maqaal ku saabsan nooc ka mid ah barandhaha.
Sonkor qadi
Ubaxa sonkor qadigaHong Kong
Sonkor qadi
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo:Plantae
(darajo la'aan):Angiosperms
(darajo la'aan):Eudicots
(darajo la'aan):Asterids
Dirka:Solanales
Bahka:Convolvulaceae
Duulka:Xididoley
Noocyada:I. batatas
Magaca laba-geesoodka ah
Ipomoea batatas
(L.) iyo Lam.

Sonkor qadi (Af Ingiriis:sweet potato;Af Carabi:ar‎; magacaSayniska:Ipomoea batatas) waadhir xididoley ah oo ka mid ah noocyada kala duwan eebarandhaha taasi oo ka baxda meelo badan oo caalamka ah.[1][2]Inkastoo ay jiraan noocyo aan weli la diiwaangelin, sida caadiga ah waxaa jira ilaa sadex nooc oo sonkor qadi ah; kuwaas waxaa ka mid ah:

  • Sonkor qadi cas: noocani waa mid leh midab casaan ah, aad ugu qaab dhowKaarootka, waxayna aad uga baxdaa wadanadaWaqooyiga Ameerika.
  • Sonkor qadi cowlan': barandhada noocan ah waa mid leh muuqaalka barandhada caadiga ah, taasi oo aad uga baxda meelo badan oo qaaradaAfrika ah. Noocan waxaa laga cunaa wadankaSoomaaliya; waxayna leedahay dhadhanka ugu macaan dhamaan sonkor qadiga oo dhan.
  • Sonkor qadi kuus: noocani waxay ka baxdaa inta ugu badan qaaradaAasiya waxayna aad ugu muuq iyo qaab eeg tahay barandhaha caadiga ah.


Muuqaalka

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  • Muuqaalada Sonkor qadiga

Qoraalo La Xidhiidha

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Dhirta la cuno
Cunto
Khudaar
Cunto iyo Cabitan
La Xidhiidha


Tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  1. Purseglove, John Williams. Longman Scientific and Technical. New York: John Wiley and Sons.ISBN 978-0-582-46666-1https://books.google.com/books/about/Tropical_Crops.html?id=rYQ_AAAAYAAJ. Maqan ama ebar|title= (caawin)Template:Page needed
  2. Woolfe, Jennifer A. (5 March 1992). Cambridge, UK: Cambridge University Press and the International Potato Center (CIP).ISBN 9780521402958. Maqan ama ebar|title= (caawin)
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Sonkor_qadi&oldid=150710"
Qeybaha:
Qeybaha qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp