Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Software

Ka Wikipedia
LibreOffice

Software (Af Ingiriis:software ama computer software;Af Carabi:برمجية) waa barnaamijyo dhowr ah oo si wada jir ah u maamula sidoo kale haga aaladaKumbuyuutarka si uu u qabto shaqo cayiman (kooban) ama mid badan oo isku dhafan asaga oo iskiis isku maamulaya ama qof (dad) u soo werinaya. Softwareka oo luuqadaAf Soomaaliga lagu yidhaahdoBarnaamij wuxuu ka kooban yahay qorsheyaal (programs),bots, madbacado wax lagu keeydiyo iyo dhamaan qorshayaasha la xidhiidha ee howsha fududeeya.

Guud ahaan, softwareku waa barnaamijyo awood uh an siiyakumbuyuutarka inuu qabto how loo cayimey. Software waa erey ingiriis ah, hase ahaatee dalal badan oo aduunka ka mid ah ay isticmaalan. Software:ku wuxuu ka koobmaa labo qeybood ah Application Software iyo Embedded Software.

Qoraalo Kale

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
    Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
    Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Software&oldid=260713"
    Qeybaha:

    [8]ページ先頭

    ©2009-2026 Movatter.jp