Geedka shunburada waxaa laga beeran jirey caalamka wakhti aad u dheer, taasi oo loo isticmaali jirey cunto ahaan. Asal ahaan geedku wuxuu ka soo jeedaqaarada Aasiya, gaar ahaan deegaanada lehCarada Nafaqada leh.Dhowrcilmibaadhis oo meelo kala duwan lagu sameeyay waxaa lagu ogaaday in meesha ugu taariikhda fog ay tahay deegaano ka mid ah Bariga Dhexe, halkaasi oo ilaa 7,500 sano ka hor lagu beeran jirey. Cilmibaadhis kale waxay sheegtay in ilaa 3,500 sano ka hor laga beeran jirey Shunburada deegaanadakoonfurta Turkiga.[5]
Qiyaastii800 sano C.H (Ciise Hortii) ayaa geedku soo gaadhay deegaanadaWaqooyiga Afrika halkaasi oo mudadii xigtay ay uga soo gudubtey qaaraa Afrika iyoKoonfurta Yurub.[6] Sidoo kale, qoraalo la sameeyay sanadkii 1793 oo ka waramayay geedkabunka ayaa waxaa laga dhax helay maqaalo ka hadlaya shunburada ka baxda wadankaJarmalka, waxaana la odhan kara iney wadankaasi gaadhay wakhti aad uga horeeyay taariikhda kor ku xusan.[7][8]
↑"Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyaythe original 2 Bisha Tobnaad 2017. Soo qaatay22 October 2014.Barameter aan la aqoon|ciwaan= ignored (caawin);Hubi qiimaynta taariikhda:|archive-date= (caawin)
↑"Template:Eb9" in theEncyclopædia Britannica,9th ed.,Vol. XI. 1880.
↑"Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyaythe original 12 October 2014. Soo qaatay21 October 2014.Barameter aan la aqoon|ciwaan= ignored (caawin)