Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Shini

Ka Wikipedia
Shini

Shini waaxaywaan yar oo baalaley ah waana xaywaanka soo saara malabka waxow shabahaa xaywaanka loo yaqaanXuunka iyoQuraanshada, waxaana lagu yaqaanaa wax gurbiska ama isla shaqeenta iyo sameeentaMalabka.

Shaqoshiniyaasha waxeeleeyihiin Boqorad ooNektar u qeebiso ciyaalkeeda si ee ugu faraxsanaadaa shaqada ee gurigooda ka qabanaayaan. halkii guri waxaa degen in ka badan 80.000 oo shini.

Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Shini&oldid=220237"
Qeybta:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp