Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Shabeel Aasiyaan

Ka Wikipedia
Shabeel Aasiyaan
Waa shabeel wax gaadaya
Kala soocida cilmiga ah
Boqortooyo:Xayawaan
Faylam:Chordata
Gacalka:Mammalia
Dirka:Carnivora
Bahka:Felidae
Duulka:Panthera
Noocyada:P. tigirs
Magaca laba-geesoodka ah
Panthera tigris
(Linnaeus, 1758)
Meelaha oo shabeelo ku nooyaheen 2022
Shabeel Aasiyaan

Shabeel Aasiyaan (Af Carabi:Af-Laatiin:panthera tigirsAf Ingiriis:tiger) waaxayawaan ka mid ahBahda Bisadda kaas oo cunahilibka, isla markaana ku noolduurka. Shabeelku waa mukulaal weyn oo ku noolAfrika iyoAasiya.Shabeelka wuxuu ku noolaan karaan jawi kasto, meelaharoobka badan,buuraha dhaadheer iyokeymaha waaweeyn. ShabeelkaqaaraddaAasiya wuxuu leeyahay xariijimo huruud iyo madoow ah, laakiin noocyada ku noolqaaraddaAfrika wuu ka midab duwan yahay. Sidoo kale, waxaa jira Shabeel midabkiisu caddaan yahay oo loo yaqaannoShabeelka Cad.Bahda Bisadda waxaa la isku yidhaahdaa xayawaanno badan ooduurjoog ah kuwaas oo dhammaantood leh qaabdhismeedjidhkabisadda. Waxaana ka mid ah:bisadda, guduudanaha,libaaxa (aarka iyogoosha),harimacadka iyo kuwo kale oo leh qaabdhismeedka bisadda.


Fiiri

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]


    Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
    Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Shabeel_Aasiyaan&oldid=279017"
    Qeybaha:

    [8]ページ先頭

    ©2009-2025 Movatter.jp