Shaam (Af Carabi:ar; Af Ingiriis:Levant) ama suuriyadii hore waa magac taariikhi ah oo loo yaqaanay wadama bariga iyo woqooyiga dhulka jasiirada carabta wuxuu dherersanyahay xeebta bari ee jasiirada carabta ilaa bada cad gudaha waxaa ku jira labad wabi ee dajla iyo furaat, waxay kulansataa maanta wadamada loo kala yaqaan :suuriya,lubnaan,urdun,Falastiin, iyo dhulal yar oo kala raacsansucuudiga iyo qaybo yaroo ka kala midaturkiga, siinay, gobolka ciraq ku yaal ee muusil, dadka qayb baa qabta inay jasiiradaqubrusna, jasiirada u ekahasiinaay iyociraaq oo dhan ay ka wada mid yihiin.
Shaam
Wadano horay uga tirsanaan jiray Shaam taariikh ahaan, laakiin maanta ah dowlado ama deegaano ka madax banaan.