Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Salaada Subax

Ka Wikipedia

Salaada subax (Af Carabi:صلاة الفجر)Waa salaada ugu horeyso salaadaha shanta ah waxeyna kamid tahay salaadaha sida weyn uga hadlayNabiga(NNKH),oo uu yiri "ninkii Tukada labada qaboobe Jannada ayuu galaa" waxayna ka koobantahay 2rakco.Salaada Subax waxaa ka horeeyo 2 rakco oosunna ah.

Sidoo kale fiiri

[wax ka badal |wax ka badal xogta]


Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Salaada_Subax&oldid=220647"
Qeybta:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp