Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Sahel

Ka Wikipedia
Sahel

Sahel waa dhul suun oo kale ku taala woqooyigaAfrika. suunkaan wuxuu u dhaxeeyaa, meelahaSaxaarada ah oo ku taala woqooyiga afrika iyo meelaha qaleelka ama cooska ka baxo ee koonfurta afrika. Suunkaan wuxuu ka bilaawdaaBadweynta Atlaantik ilaaBaddacas.Balaciisa wuxuu ka badanyahay 1000km, dhiirkiisa neh wuxuu ka badanyahay 6000km. Wadamada oo suunkaan dhaxmaro waxaa ka mid ahSinigaal,Moritaaniya,Maali,Burkina Faso,Aljeeriya,Niger,Nayjeeriya,Chad,Suudaan,Soomaaliya,Itoobiya, iyoEreteriya. waaxanay lwwyihiin dawladahani urur loo yaqaana xeebta iyo saxaraha oo lagu aasasay wadanka liibiya

Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Sahel&oldid=188782"
Qeybta:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp