Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Sabti

Ka Wikipedia
Todobaadka
Sabti
Axad
Isniin
Talaado
Arbaco
Khamiis
Jimco

Sabti waa maalintaTodobaadka ugu horeeysa, waxeyna u dhaxaysaaJimcaha iyoAxadda.

Sabti waxay dhinaca istandharka ISO 8601 ka tahay maalinta lixaad ee usbuuca.KalandarkaRoomaanka iyoYuhuuda waa maalinta usbuuca ugu dambeyso.

luqada Ingiriiska waxaa laguyiraahdaa Saturday, mida Finnishakana Lauantai.Tan Jermalkana waa Samstag

Todobada maalin ee Todabaadka

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Sabti&oldid=134881"
Qeybta:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp