Sabaayad
Tools
General
Daabac/dhoofin
In other projects
Sabaayad amaKimis waxaa u maleenaa in ee tahayMuufo amaMalawax waa cunto ee cunaan soomaalida, waxaa loo sameeyay sida canjeerada oo kale, laakiin muufada wee ka butacantahay canjeerada, dhandhanka neh woo ka duwanyahay.Sabaayada waxaa lagu cunaamaraq,suugo iyo wixii la mid ah.