≈ 7005220000000000000♠220 km/s (orbit around the center of the Milky Way) ≈ 7004200000000000000♠20 km/s (relative to average velocity of other stars in stellar neighborhood) ≈ 7005370000000000000♠370 km/s[5] (relative to thecosmic microwave background)
Jiritaankadunidu waxay ku xidhan tahay noloshaQoraxda. Haddii isbedel ku yimaado qoraxdanolosha dhulka iyo waxkasta weey doorsoomayaan. Sida la qiyaasayo,Halbilyan sano ka dib, midabka qoraxdu waa isbedeli iftiinkuna waa sii kordhi sababto ahHiliyaamta bu'da qoraxda ayaa sii kordheeysa taas oo keeni doonta in 10% kordho iftiinka, heerkulka iyo falaadhaha khatarta ah ee ka soo baxa qoraxda; halka 3.5 bilyan sano ka dib ay badan doonto 40%.
Aqoonyahanada Cimiladu waxay sheegeen isbedelkaasqoraxda ku yimid sare u qaadiilayska halista ah ee "radiation" taas oo lumin doontobiyaha badaha dhulka. Wakhti yar gudaheed, waxaa kor u kiciheerkulka oogada sare ee dhulka, sidoo kale isku-wareegaKaarboon Ogsaydh CO2 oo muhiim u ah noloshadhirta ayaa jaha wareeri iskuna bedeliKaarbon afar (C4) oosun ah. Dhirtu haday ka dhamaato dunida waxaa dhici in la waayohawadaOgsajiin midaas oo sababaysa dhimashadanoolaha oo dhan. Hal bilyan sano oo kale kadib, heerkulka maqaarka sare ee dhulka wuxuu gaadhi, ugu yaraan, 70 degree Salsiyas midan oo jaho-wareer ku keenaysa miisaanka iyo cufis-jiidadka dunida.Midabka qoraxdu wuxu noqon casaan 5 bilyan sano ka dib, isla markaan gacanka qoraxdu wuxuu gaadhi meel ka badan 250 jeer meesha uuhada joogo. Wakhtigan lama hubo, sida dhulku noqon, laakiin waxa la og yahay in wareega dhulku isbedeli sababto ah aad ayuu uga fogaani qoraxda. Mudo yar ka dib, bu'da qoraxdu waxay isku bedeli cadaan bilaakul iyoileys ah, halkaas ayaana ugu dambeeysa isku xidhnaantaBahda Midaysay Qoraxdu.
„Abuureheenna Jacaylka Badan Wuu Ina Daneeyaa… Bal ka feker adduunka oo aan qorrax lahayn. Qorraxdu waxay geedaha siisaa awoodda ay ku soo saaraan caleemo, ubax, khudaar, midho iyo abuur. Waxay sidoo kale geedaha u banneysaa inay xididdadooda dhulka biyo kaga soo qaataan. Dabadeedna biyahaas waxay u gudbiyaan caleemahooda, kaddibna hawaday galaan iyagoo uumi ah.”
↑Mamajek, E.E.; Prsa, A.; Torres, G.; et, al.,IAU 2015 Resolution B3 on Recommended Nominal Conversion Constants for Selected Solar and Planetary Properties,arXiv:1510.07674
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.