Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Qardhaas

Ka Wikipedia

Qardhaas Waa mid kamid ah joometeriya afar xagal leh, afartiisa dhinacna ay isla egyihiiin, waxa uuna u egyahay labasaddax-xagal oo kala jeeda oo hal sal ka dhaxeeya

Qardhaas
Laba Qardhaas
Dhinacyada iyoGeesaha4
sumad shalafli{ } + { }
Sumada kokistar
WandharanD2 (*2)
Bedpq2{\displaystyle {\tfrac {pq}{2}}}
Xagasha gudaha (Darajada)Afar xagal
BarbarroleLaydi
AstaamahaQaabtuureed leh

Bedka

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Bedka ama Badka Qardhaas waxaa loo xisaabi karaa afar qaab:

  1. Barbaroolayaasha oo dhan, Waxa ay ka samaysmaan Salkaa{\displaystyle a}, Waxa ay la jaan qaadeeysaa dhinacyada iyo joogah{\displaystyle h}:
    A=ah,{\displaystyle A=a\cdot h,}
  2. Adigoo dhexroorka dheer ku dhiftad1{\displaystyle d_{1}} Dhexroorka gaaband2{\displaystyle d_{2}} Oo aad markaas uqaybiso
    AC¯SB¯2=AC¯BD¯/22=AC¯BD¯4{\displaystyle {\frac {{\overline {AC}}\cdot {\overline {SB}}}{2}}={\frac {{\overline {AC}}\cdot {\overline {BD}}/2}{2}}={\frac {{\overline {AC}}\cdot {\overline {BD}}}{4}}}
    Adigoo laba laaba si aan u helno
    A=d1d22=AC¯BD¯2,{\displaystyle A={{d_{1}\cdot d_{2}} \over {2}}={\frac {{\overline {AC}}\cdot {\overline {BD}}}{2}},}
  3. Adigoo ku dhufanaya goobadap{\displaystyle p} Gacankar{\displaystyle r} Wareegeeda
    4ar2=2ar=pr{\displaystyle 4\cdot {\frac {a\cdot r}{2}}=2\cdot a\cdot r=p\cdot r}.
    A=pr,{\displaystyle A=p\cdot r,}
  4. Ugudamayntii adigoo uxisaaba sida afar xafala{\displaystyle a} Xaglaha gudaha adigoo isku dhufta
    a2sinα=a(asinα)=ah{\displaystyle {a^{2}\cdot \sin \alpha }=a\cdot (a\cdot \sin \alpha )=a\cdot h}
    A=a2sinα=a2sinβ.{\displaystyle A={a^{2}\cdot \sin \alpha }={a^{2}\cdot \sin \beta }.}
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Qardhaas&oldid=143810"
Qeybta:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp