Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Qanaan

Ka Wikipedia
daanyeer iyo qanaankiisa
Jeerka wuxuu leyahay qanaan yar

qanaan waxaa af ingiriis lagu dhahaatail; (Af Ingiriis:tail) waa xubin iyo qayb ka mid ah jirka ee xagga dambe ka yaala xayawaanada. Wadarta ereyga qanaan waa qanaanyo. Qanaan waa sifo u gaar ah nafleyda ee lafdhabarley ah. Camalka qanaanka khaasatan xayawaanada ee badda ku nool waa dhaqdhaqaaq iyo riixid; noolaha dhulka, waxaa camal u ah xubinta qanaanka wa cayayaanka in la firdhiyo.[1]

Jeerka wuxu qanaankiisa u isticmaala siduuxaarka iskaga dhaqi lahaa.

Tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  1. Masashi Hasegawa; Nobuyo Ohtani (February 2014). "Dogs' Body Language Relevant to Learning Achievement". Animals. 4 (1). Azabu University School of Veterinary Medicine: 45–58. doi:10.3390/ani4010045. PMC 4494300.PMID 26479883.
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Qanaan&oldid=277046"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2026 Movatter.jp