Macluumaadka halkaan ku jira ee maqaalkaan ama qaybtaanMaaha mid laHubo Waxaa laga yaabaa in aaneey ahayn mid lagu kalsoonaan karo in ku filan,waxa ay ubaahantahay in ay eegaan dadka khibradda uleh. Waad ka caawin kartaa Wikipedia Macluumaadka ku jira maqaalkaan/qaybtaan, ka badal wax yaabaha lagama maarmaanka ah, kuna xooji macluumaadkaadawikipedia:xigasho adigoo soo xiganaya ilo muhiim ah.
Puntland Dawladda Puntland ee Soomaaliya Maamul Goboleedka Puntland اقليم أرض البنط Puntland State of Somalia
Calanka Puntland
Astaanta Puntland
Halkudheg:"iskaa"(wax ) "u " (qabso)
[[File:{{{Map}}}|alt=|Map of Somalia with Puntland highlighted|250px]]
Dawladda Puntland ama BuntlandAf-Carabi:( أرض البنط) waxay si rasmi ah u tahayDowlad goboleedka Puntland, waa Dawlad goboleed ku yaalo woqooyi bari ee dalkaSomaaliya. Dawlad-goboleedkan caasimadiisu waaGaroowe, gobolkaNugaal. Puntland waxay xuduud la leedahayGOBOLADA WOQOOYIGA SOOMAALIYA oo ka xigaGalbeedka iyoGacanka Cadmeed oo ka xigaWoqooyiga, dhinacaBariga waxaa ka xigaMarinka Gardafuul iyoBadwaynta Hindiya. DhinacaKoonfurta waxaa ka xigo Gobolada dhexe ee soomalia, KoonfurGalbeed waxaa ka xiga wadankaItoobiya. Puntland waxay ka Talisaa Amma Hoos imaada sadex meelood oo meel Gabi ahaanba Dhulka Soomaaliya, Tirada dadka waxaa lagu qiyaasaa inka badan 4 miliyan oo qof. Magaca Puntland waxuu kayimi dhulkii uduga oo ay aqoonjireen masaarida oo gobolada waqooyi bari kadhoofsan jiray uduga, kumanaan sano kahor.
Dawladda Puntland
Dawladda Puntland ee somaliyeed waxaa la asaasay 1998kii, waxaana asaasay isimo ,siyaasiyiin,ganacsato,culimaa,udiin ,haween dadka ugu caansanaa ee isugu yimi shirkii GAROWE kadhacay 1998 waxaa kamid ahaa madaxweynihii hore ee Dawladda DFKMGCabdullaahi Yuusuf Axmed, Ibrahim Abshir Ibrahim, Beeldaaje Xaaji Cabdullahi, Suldaan Ciise Xasan Cumar, Ugaas Yaasiin, Suldaan Saciid Cabdisalaan, Islaan Maxamed iyo Garaad Jaamac ,sababta loo sameeyay maamulkaan wuxuu ahaa si loo badbaadiyo shacabka woqooyiga. Maamulka puntland aad ayuu uuga duwanyahay maamulka kale ee somaliland. Puntland ma raadinooso kala goynta dalka somalia, dadkaan waa dad wadaniyiin ah . shacabka puntland run ahaantii waa dad markasto raadiyo isku keenta shacabka soomaaliyeed. Puntland waxee leedahay maamul xukumo iyo barlamaan u gooni ah iyo wasiiro maamulo shacab woqooyiga.
Hormuudka
Madaxweynihii ugu horeeyay ee puntland woxoo ahaa Cabdullahi Yuusuf, waxaa ku xigay Maxamed Abdi Xaashi waxaa ku xigay Cade Muuse waxaa ku sii xigay Cabdiraxmaan Maxamuud faroole, Hadana waxaa xilka hayya Cabdiwali Maxamed Cali.
Madaxweyne ku xigeenka
Madaxweyne ku xigeenka Puntland, badankood waareer Darawiish, sida Axmed Karaash, Abdihakim Amey, Hasan Afqurac, Mohamed Xaashi oo dhamaanreer Darawish ah.[1]
Taariikhda
Qarniga 20ka
Garowe waxaa kunool dad kor udhaafaya 257,300 waxaa lagu tilmaamaa magaalooyinka ugu kobaca badan soomaaliya.waa magaalo loo tago dalxiiso waxay leedahay meelo taarikhi ah oo aan lasookoobikarin
caasimada puntland
Garoowe waa caasimadda Dawladda puntland ee somaliyeed, Garoowe ayaa waxay soo martay maraxalado kala gedisan. Haatanna waxay maraysaa heer keedii ugu sarreeyay. Magaalada Ayaa xarun u ah haayado dowliya iyo kuwa aan dowli ahayn,qunsuliyado,ururo maxali ah , kuwa NGO ah,radio stations,TV IWM.Garowe waxaa ku yaal Meelo aad iyo aad u qurxoon suuqaaq iyo bacadlayaal aad iyo aad u camiran Jawiga ayaa had iyo goorba ah mid aan qaboow saa'ida iyo kulayl saa'idana aan lahayn qorraxda ayaa inta badan waxaa ku dahaaran cadar iyo daruuro.
Qarnigii 21ka
Ka dib markii wadatashiyo badan ay yeesheen isimada, siyaasiyiinta, aqoonyahanka, ganacsatada, iyo qaybaha kala duwan ee bulshada ku nool goboladan, ayaa waxaa la go'aansaday in magaalada Garoowe lagu qabto shir loo wada dhan yahay kaasoo ujeedadiisu ay ahayd in la dhiso maamul dowlad goboleed. Islamarkaas waxaas ku soo biiray Gobolada Sanaag iyo Sool oo kula bahoobay Maamulaka cusub Goboladii laysku oran jiray Waqooyi Bari.
Waxa wasaaraddu si fiican ugu wacyi gelisey bulshada reer Puntland ka qeyb qaadashada caafimaadka guud Waxa ay wasaaraddu ka shaqeysay isku xirka Jaaliyada dibada ee reer Puntland si ay gacan fiican uga geystaan caafimaa
Qabiilada
Qabiilada ku nool Puntland waxaa ka mid ah Leelkase, Awrtable, Deshiishe, Majeerteen iyoreer darawiish.
Miisaaniyadaha Degmooyinka.Markii u horaysay Wasaaradda Arrimaha Guduhu waxay ku guuleysatay inay Miisaaniyado u samayso qaar ka mid ah Degmooyinka Puntland walow aan Degmooyinka oo dhan loo samayn hadana waxaa loo sameeyey 9 Degmo o ka tirsan Degmooyinka Miisaaniyadaas oo isu dheeli tiraysa Dakhli & Khara.
Waxayna ka kooban tahay Saadaasha/ Odorosida Dakhliga soo gelaya Degmooyinka ee la filayo & Kharashka ku baxaya hawlaha Degmadda taas oo sahashay in D/hoose lagula xisaabtamo Dakhliga soo galay & sida ay u kharash gareeyeen , Miisaaniyadda Degmooyinku waxay ka mid noqonayaan Dakhliga Guud ee Dowladda dhexe (GDP).
Goobaha
Liiska Degmooyinka loo sameeyey Miisaaniyadaha & Qiyaasta Kharash & Dakhli ee Degmooyinkaas
Xarumahaas caafimaadka waxa ay dhamaantood ku kala yaalan dhamaan degaanada Puntland heer gobol ilaa tuulo.
Guud ahaan xaalada caafimaad ee dalka waa mid degan waxaana si dhameystiran loo xakameeyey cuduraddii dilaacey 3 bilood ee la soo dhaafey Dalgaalkii galmudug ka dacay waa la gu laayey puntland markaasna puntland way jabtey.
Waxa la sameeyey nidaam wadashaqeyn hayadaha ka shaqeeya caafimaadka Puntland si wax ku ool u noqdaan mashaaricda ay nagalaa shaqeeyan Hayadaha caalamiga ah.