Ogsijiin 8 OOgsijiin qaab liis ah Muuqaalka neef midab la'; dareere buluug midab furan. ogsajiin ay kor aadayaan ubuurta dareere ogsijiin. Ogasajiin diilimaha qafiifka ah Astaamaha guud Magac,summad ,tiro ogsijiin, O, 8 Higaad /ˈ ɒ k s [invalid input: 'ɨ'] dʒ ə n / OK -si-jənUrur curiyaha diatomic nonmetal ,chalcogen Urur ,heerka 16 (chalcogens) ,2 ,p Culays atam 15.999(4) Ratibaad elektaroon [He] 2s2 2p4 2, 6 Taariikh Helay Carl Wilhelm Scheele (1772) Loogu magac daray Antoine Lavoisier (1777) Astaamaha fiisikista Weji neef Cufnaan (0 °C, 101.325kPa ) 1.429 g/L HoorCufnaan bardhalaal 1.141 g·cm−3 Heerkul dhalaal 54.36 K , -218.79 °C, -361.82 °F Bar karkar 90.188 K, -182.962 °C, -297.332 °F Barta saddeleyda 54.361 K, 0.1463 kPa Bar qirinqiirka 154.581 K, 5.043 MPa Heat of fusion (O2 ) 0.444kJ·mol−1 Heerka uumiga (O2 ) 6.82 kJ·mol−1 Qaadka kul mooler (O2 ) 29.378 J·mol−1 ·K−1 Cadaadis uumi P (Pa) 1 10 100 1 k 10 k 100 k at T (K) 61 73 90
Astaamaha atamka Weji ogsidhayn 2 ,1 ,−1 , −2 Koronto 3.44 (Pauling scale) Aayonayn tamar (dheeraad )1st: 1313.9 kJ·mol−1 2nd: 3388.3 kJ·mol−1 3rd: 5300.5 kJ·mol−1 Dabar wadaag gacan 66±2 pmGacan faderwaalis 152 pmMiscellanea Dhismo wiriq cubic Horsiimo birlabeed paramagnetic Thermal conductivity 26.58x10-3 W·m−1 ·K−1 Xawaaraha dhawaqa (neef, 27 °C) 330m·s−1 CAS registry number 7782-44-7 Dhamaan aysotoob degan Maqaalka rasmiga ah:Aysotoob ogsijiin · ref
Ogsajiin «O2 » (Ingiriis : Oxygen) waacuriye kimikeed uu astaankiisuna yahay8 tirada atam kiisuna tahay8 , taasina waxay u dhigantaa inay bu'diisu haysato 8borotoon . Tiradaniyuutaroon -nadu waxay ku xirantahayaysotoob: kan aysotoobka dagani wuxuu leeyahay 8, 9, ama 10 niyuutaroon. Ogsajiinku wuxuu ka tirsan yahay ururka-chalcogan marka la fiirsho tusaha kalgalka, kuwaas oo ahbirma-ahe falgal sarreeya, iyo ogsidheeye u nugul la samaynta ogsaydh curiyaasha iyoiskudhisyada kale. Markii la eegocufka , ogsijiinku waa curiyaha saddex-aad ee ugu badan koonka, goortii laga reebohaydarojiin iyohiiliyam . Beegaalka heerkul iyo cadaadis, labo atam ayaa is-gunta oo sameeya ogsijiin-labaale (dioxygen), kaas oo ahneef (gas) aanmidab iyo ur toonna lahayn oo la yiraahdo neef laba atamle (diatomic gas) oo leh naaneysta (formula) O2 . Ogsijiin- labo atamle (diatomic oxygen) wuxuu ka kooban yahay 20.8% ee gibilka dhulka. Madaama ay iskudhisyadiisa ay ka midyihiin ogsiidhyo,oogada dhulka badhkeed ayaa ka sameysan curiyaha.
Oxygen Oxygen Waxa uu ka mid yahay qaybaha ugu muhiimsan ee kimikada waxaana loo soo gaabiyaa xarafka ah "O" Atam kiisuna waa 8 waana gaaska aduunka ugu badan.