Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Nugaal

Ka Wikipedia
Nugaal
Gobolka Nugaal eeSoomaaliya
CaasimadaGaroowe
Weyninka26 180 km²
Shacabka690 957 ({{{population_as_of}}})
isku dhawaan61,29 inh./km²
Bogga internetka{{{website}}}
[[Image:{{{image_location}}}|256px]]


Dhulka Aanaaneh

GobolkaNugaal waa Gobol kamida 18kii Gobol ee Soomaaliya. Gobolkan waxa uu leeyahay Ahmiyad muhiim ah, waxaana ku taal Magaalada Garoowe, oo ah Caasimada Puntland iyo Magaalada ugu Kobaca badan Soomaaliya. Eyl, Oo ah Magaalo Taariikhi ah, kana Mid ahayd xarumihii Boqortooyada Diiriye Guure. Iyo Buurtinle oo ah Degmo Muhiimad wayn ku fadhida.

Gobolka waxa uu muhiim u yahay Isu socodka gobollada Kale ee Dalka.waxaana ku kala bayrta Wadada Wayn ee Gobolada Dalka, Wadada Woqooyi Oo Garoowe ka leexata Gaartana Hargaysa illaa Boorama.Wadada Koonfur Oo garoowe Ka leexata Gaartana Illaa Muqdisho, Kismaayo.Wadada Bariga oo Garoowe Ka baxda Gaartana ilaa Qardho, Boosaaso.

Degmooyinka Gobolka Nugaal

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

[[Category:Gobolada Soomaaliya]]

Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Nugaal&oldid=266236"
Qeybaha:
Qeybta qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp