Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Nitrojiin

Ka Wikipedia

Nitrojiin

Nitrojiinku waaneef bilaa ur iyo bilaa midab. Sidoo kale waa curiye guud ahaanKoonka laga wada helaayo.


Nitrojiin (Ingiriis: Nitrogen «Element») calaamad (N) waacuriye kimiko ah ootirodaatomkiisu tahaytodoba. Nitrojiinku waaneef bilaa ur iyo bilaa midab. Sidoo kale waa curiye guud ahaanKoonka laga wada helaayo.

Sida dabeeciga ah,curiyehandhulka waxa la helaa isagoo kali ah waana 80%hawodacirka.

Nitrojiinta waxaa markii ugu horeeysay helaysaynisyahanka reer Scotland ee Daniel Rutherfordsanadkii 1772.

Maanta curiyehan waxuu muhiim u yahay shirkadaha ayadoo laga sameeyoisku dhisyada ammonia, asiidha nitric, walxaha nitrateska(Midabeeye iyo waxyaabo qarxa), iyo waxyaabo kale oo badan.

= Taariikhda Nitroojiinta = markii ugu horeysay ee la fahno waxaa baaray professor germalka u dhashay sanadii 1687

Atomka Nitroojiinta

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Fal-galka Curiyeha Kale

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

NETROGEN WAA CURIYE AY FUDUDAHAY IN OOW LA FAF GALO CURIYAASHA KALE EE JIRA, NETROGEEN MARKA OOW LA FAR GALO CURIYAASHA WAXA SAMAYSMA ISKU DHISYO CUSUB OO KIMISTIRI AH, ISKU DHIS YADAAS WAXA AY MUHIIM U YIHIIN NOOLAHA IYO DEEGAANKA AY KUNOOLYIHIIN IYO SIDOO KALE WAXAA KA SAMEESMI KARA ISKU DHISYO SUN AH, OO WAX YEELI KARA DEEGAAN KA IYO DADKA.

Isticmaalka Nitroojiinta

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  1. Beeraha: Nitrojiinku waa qayb muhiim ah oo ka mid ah bacriminta kuwaas oo loo isticmaalo kor u qaadista koritaanka dhirta iyo kordhinta wax-soo-saarka dalagga.
  2. Warshadaha Cuntada iyo Cabbitaannada: Nitrojiinka waxaa loo isticmaalaa in lagu ilaaliyo oo lagu baakado alaabada cuntada, sidakafeega,jajabyada, iyobiirka.
  3. Warshadaha caafimaadka: nitrojiin dareere ah waxaa loo isticmaalaa daaweyntacryotherapy si loo daweeyo nabarrada maqaarka, burooyinka, iyo unugyada kansarka.
  4. Warshadaha Elektarooniga ah: Nitrojiin waxaa loo isticmaalaa soo saarista qaybaha elektaroonigga ah si looga hortago oksaydhka iyo hagaajinta waxtarka habka wax soo saarka.
  5. Warshadaha Kiimikada: Nitrojiin waxaa loo isticmaalaa sida walxo ceeriin ah oo soo saarta ammonia, taas oo loo isticmaalo samaynta bacriminta, walxaha qarxa, iyo kiimikooyin kale.
  6. Warshadaha hawada sare: Nitrojiin waxa loo isticmaalaa hababka cadaadiska ee taayirada diyaaradaha iyo matoorada gantaalada.
  7. Warshadaha Saliida iyo Gaaska: Nitrojiinka waxaa loo isticmaalaa soo kabashada saliida ee la xoojiyey, duridda nitrogen ee dayactirka cadaadiska ee kaydadka gaaska iyo in la yareeyo khatarta qaraxa ee hawlaha qodista.
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Nitrojiin&oldid=249117"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2026 Movatter.jp