Waxa loogu yeedhay ciidamada bada 20-04-1949 halkaas oo uu si fiican ula qabsaday ciidanka bada qaybta diyaaradaha maraakiibta ka dul kicisa isla markiiba waxa u fududaatay in uu diyaardaha ka dulkiciyo maraakiibta soona fadhiisiyo. waxyar kadib waxaa loosheegay in uu noqday duuliye sare oo katirsan ciidamada bada.shaqadiisii ugu horaysayna waxa ay ahyd in uu hawda ku jiro isaga oo lasocda duuliyayaal kale in kabadn 7 saacadood laba bilood kadib waxa loo magacaaby in uu yahay duuliye dagaal oo katirsan guutada diyaaradaha ee 51 diyaarada (f-51) taas oo aadaysakuuriyada waqooyi kadib dagaalkaa kuuuriya waxa uu duuliyaya in kabada 100 diyaaradood oo kala duwan.