Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Neefta

Ka Wikipedia

Xanuunka Neefta

Haku khaldinhawadaNeefta.

Neef (ingiriis: Asthma) waacudur ku dhacadhuunta hawo-mareenka,sambabada iyo xubnaha laganeefsado.

Waxaa isu urura dhuumahahawadu ay marto, qofkana waxaa kuadkaata inuu si caadi ah u neefsado.

Dhuumahaas (Hawa mareenka) waxaa kuwareegsan muruqyo. Muruqyadaas ayaaisu urura, taasina wexey sababtaa indhuuntii hawadu ay maraysey ay yaraato.


Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Neefta&oldid=143725"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp