Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Neefsi

Ka Wikipedia

Neefsi

Xubnaha Urta ee dadka. Tiradu waxay muujinaysaa unugyada u qaabilsan urta eeSanka.
LabadaSambab,wadnaha iyoxididahadadka oo lagu darayfeedhaha ayaa waxa la isku yidhaahdaalaab.


Neefsi (Ingiriis: Breathing) waa habkanoole amaxayawaan - bani-aadamku ka mid yahay - u qaatohawo.Habka Neefsigu waa qaabkaneefta amahawodaogsajiinta ku jirtacirka ayadoo soo dhex maraysasanka iyoafka, ka dib dhuunta ilaasambabada oo u sii gubiyaxididdadadhiiga qaada ilaa dhamaanunugyadajidhka. Sidoo kale, dib u soo bixidahawada eey isticmaaleen unugyadu eekaarboon-labo-ogsaydh.

Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Neefsi&oldid=167113"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp