Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Nabi Ilyaas

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyayNebi Ilyaas)

Nabi Ilyaas C.S waa nabi ka mid ah nabiyadaAlle.

Mid ka mid ah nebiyadii ugu waaweynaa reer binu Israa'iil. Sida muuqata gurigiisu wuxuu ku yaallay Tishbeh, oo dadka qaar u maleeyeen inay tahay tuulo ku taal dhulka Gilecaad, E oo ka tirsan Webiga Urdun. Xitaa nebiyo shuqullo waaweyn sameeyay sida Eliiyaah iyo Eliishaa baa xitaa dad dhintay soo nooleeyay.

Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Nabi_Ilyaas&oldid=217766"
Qeybta:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp