Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Muuq-baahiye (farsamo)

Ka Wikipedia
Telefishannada shaashadda fidsan ee lagu iibiyo dukaanka elektaroonigga ah ee macaamiisha 2008
Boga "tv" halkan aya laga soo toosiyay.

Telefishin ama muuqbaahiye (TF/TV) sida badan waxaa loo isticmaalaa gudbinta iyo helida sawirada socda iyo maqal. Telefishinka waxaa badanaa laga fiirsada dhacdhooyinka aduunka waxyaabaha cusub ne waa lagu faaniyaa.


muuq-baahiyo oo bayac ah

Dulxaadis

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Muuq-baahiye (ingiriis: tv, television) amatelefishinka waa qalab koronto oo loo isticmaalo in lagu daawado warbaahinta muuqaalka, sida barnaamijyada, filimada, muuqaallada, iyo waxyaabaha kale ee la xiriira. Waxa uu badanaa shaqeeyaa iyadoo uu helo calaamadaha ka soo socda antennada, fiilooyinka, ama internet-ka, kadibna wuxuu soo bandhigayaa sawirro iyo codyo shaashadda. Muuq-baahiyaha casriga ah waxay yimaadaan noocyo iyo cabbirro kala duwan, sida LED, OLED, iyo telefishinnada casriga ah ee si toos ah uga daawan kara internet-ka.[1]


tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  1. Buckingham, David (2010), "Defining Digital Literacy", in Bachmair, Ben (ed.), Medienbildung in neuen Kulturräumen (in German), VS Verlag für Sozialwissenschaften, pp. 59–71, doi:10.1007/978-3-531-92133-4_4,ISBN 978-3-531-16755-8
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Muuq-baahiye_(farsamo)&oldid=276781"
Qeybta:
Qeybta qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp