Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Moskow

Ka Wikipedia
Moskow

Moskow (Af-Ruushka:Москва́) waa caasimada dalkaRuushka waana magaalda ugu wayn marka tirada dadka la eego.Moskow waa xaraunta Siyaasadda Dhaqaalaha Dhaqanka Gooshitaanka diinta iyo waxbarashada ee wadanka Ruushka.waana magaalda Todobaad marka la eegoLiiska magaalooyinka adduunka dad ahaan magaalda moskow dadka kunooli waxa ay gaadhayaan ilaa 10,562,099 oo qof waxa ay kutaalaa duleedkqaWabiga Moskow oo ah mandaqad katirsan qaybta Yurub ee wadanka Ruushka.waagii hore waxa ay ahyd caasimadiiMidowga Sofiyet iyo Ambardooriyadii hore ee Ruushka.Moosko waa xarun dhaqaale oo aad u wayn waxa kuyaala xarumo waxbarasho iyo kuwo cilmibaadhis oo badan.

Taariikh

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Magaca moskow waxa uu kayimi wabi kuyaala duleedka magaalda Moskow.

Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Moskow&oldid=278604"
Qeybta:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp