Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Milix

Ka Wikipedia
Milixda Dundia

Milix amaCusbo (Af Carabi:arAf-Taliyaani:saleAf Ingiriis:salt) waaIsku dhismacdan quruurax ah oo laga helobiyoha dhanaan ebadaha. Cusbadu waxay ka samaysan tahaycuriyehaSodhiyaam iyoKoloriin, waaisku dhiskaSodhiyaamKoloraydh (NaCl).

Si dabiici ah ayaa Milixda looga helaa biyaha badaha taas oohalkiilitir ee biyaha bada ah 35g ayaa Cusbo ah una dhiganta 3.5%.

Cusbadu aad ayay muhiim ugu tahay dhismaha jidhka bani-aadamka, waana billowga dhadhanka ee wax walba. Guud aahaan qadarka cusbo ee ku jirta jidhkaxayawaanka ayaa ka badan xadiga laga heli karo jidhkadhirta.

In ka badan 6000 oo sanno ka hor ayaa Milixda la isticmaali jiray, waxaanay ka mid tahay waxyaabaha ugu da'da weeyn ee Aadamuhu aqoonta u leeyihiin.

Sida caadiga ah Cusbada waxaa laga keenaa ayadoo la uumi-bixinayo biyaha bada ama laga qodayo godad eey ku qalshay. Sidoo kale warshaduhu waxay ka sameeystaanfalgalkaSodhiyaam iyoKoloriin.

Marka laga yimaado ku darsiga cuntada iyo cabitaanka,isku dhisyada Milixda waxaa loo isticmaalaa in laga sameeyo kimiko warshaduhu isticmaalaan, bacaha, waraaqadaha xamagta iyo waxyaabo kale oo badan.

Waddanamaha Milix Dundia

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Taariikhda Milixda

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Noocyada Milixda

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

cusbadu waxay ukala baxdaa qaybo kala duwan

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Fal-galka Curiyeha Milixda

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Isticmaalka Milixda

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Soo Saarka Milixda

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Sido Kale fiiri

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Dhirta la cuno
Cunto
Khudaar
Cunto iyo Cabitan
La Xidhiidha

Tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Milix&oldid=266221"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp