Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Kalandarka Miilaadiga

Ka Wikipedia
(Waxaa laga soo toosiyayMiilaadi)
Maaj
SabtiAxadIsniinTalaadoArbacoKhamiisJimco
1234567
891011121314
15161718192021
22232425262728
293031
2025

Kalandar,Maalintiris (Af Ingiriis:calendar;Af Carabi:ar‎) waa nidaam lagu habeeyo, xafido, xisaabiyo wakhtigamaalmaha,todobaadka,billaha,sanadada,qarniyada iyo wixii ka badan. Kalandarka wuxuu dadka ka caawiyaa ineey aaqoonsadaan ciidaha iyo dabaaldegyadadiiniga, bulshooyinka, ganacsiga ama ujeedooyinka maamulka.

Kalandarka Miilaadiga waa magac tirsi-sanadeed, wuxuu ka soo bilowdaa dhalashaddiiNebi Ciise, wuxuu ka koobanyahay 12 bilood oo ku kala dhamaada28,29,30 iyo31. Taariikhda miilaadiga waxaa lagu xisaabiyaa tirs-bileed, mana la xiriiro dabiicadda sida dayaxa iyo qorraxda.

Bilaha Miilaadiga

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Maanta waa

21Maaj

2025M


21 Ramadan

1446 H


1 Farvardin

1404 SH


[cusbooneysiin]

Bilaha Miilaadiga:

  1. Janaayo
  2. Febraayo
  3. Maarso
  4. Abriil
  5. Maajo
  6. Juun
  7. Luuliyo
  8. Agoosto
  9. Sebteembar
  10. Oktoobar
  11. Nofeembar
  12. Diseembar

Sidoo Kale Fiiri

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Kalandarka_Miilaadiga&oldid=157968"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp