Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Maxamed cali baashaa

Ka Wikipedia

Maxamad cali baashaa (afka carabiga;محمد علي باشا), oo loo yaqaancaziizka masar (عزيز مصر), waa boqorkamasar intii u dhaxeesay 1805 ilaa 1848, waana aasaasihiiqoyska calawiyiinta ee ka talinaayaymasar ilaa bartamahaqarnigii labaatanaad, waxaa lagu sheegaa inuu ahaa hormuudka masarta cusub.

Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Maxamed_cali_baashaa&oldid=239199"

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp