Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Maangaarnimada

Ka Wikipedia

Maangaarka amamaangaarnimada (Af Ingiriis:neurodivergence; neurodiversity;Af Carabi:جنون) waa falanqayn sharaxa iyo jaangoyn iyo qabanqaab lagu talagalay fahamka maskaxda aadanaha iyocillad shakhsiyadeed iyowaalnida. Mabda'a maangaarnimada bogaadisa wuxuu yidhaahda duwanaanshaha shakhsiga iyo dabeecadda inuu yahay shay caadi iyo laamo ka mid ah maangaarnimada iyo waalnida iney yihiin kaalin aanan ku jirin naafo maskaxeed. Afdhowraha iyo firfircoonaha maangaarnimada badankood waxay ku adeegaan duruufaha autismo, laakin cilladaha kale xita wey khusayaan.[1]

La Xidhiidha

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
  1. Opar A (May 6, 2019). "A medical condition or just a difference? The question roils autism community". The Washington Post. Archived from the original on December 9, 2019. Retrieved May 12, 2019.
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Maangaarnimada&oldid=275124"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp