Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Maalin

Ka Wikipedia
MarkaQoraxda soo baxdo iyada oona dhamaata marka ay qoraxdu dhacdo.

Maalin (Af Ingiriis:day) waa cabir ka mid ahhalbeega wakhtiga oo ahwakhtigaileyska qoraxdu dul joogooogada sare eeDhulka.

Sidoo kale marka la fiirinayokalandarka maalmahaMaalin waxaa loo yaqaanaa24 saacadood taas oo lagu xisaabinayowakhtiga habeenkii.

KalandarkaIslaamka maalintiisa waxay bilaabataaQorax soo bax iyada oona dhamaata marka ay qoraxdu dhacdo, dhanka sanadka miilladigana maalinta ay isbedesho habeen barkii.

Sidoo kale eeg

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Tixraac

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Qaybahamaalinta
Waaberi Taritari (Nueva Esparta, Venezuela)
Qoraxdhac Knysna (Western Cape, South Africa)
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Maalin&oldid=266968"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp