Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Lubnaan

Ka Wikipedia
Sidoo kale eeg :Levant
Jamhuuriyadda Lubnaan
الجمهورية اللبنانية (Af-Carabi)
al-Jumhūrīyah al-Lubnānīyah
Heesta qaranka: 
Location of Lubnaan
Location of Lubnaan
Magaalo madax
Waa Magaalada ugu balaaran
Beyruut
Luqadaha rasmiga ahCarabi[1]
DadkaLubnaan
XukunkaUnitary, parliamentary
multi-confessionalist republic[2]
 - MadaxweynahaJoseph Aoun
 - Raiisul wasaarahaNajib Mikati
 - Gudoomiyaha BaarlamaankaNabih Berri
Sharci dejintaParliament
La soo xulay
 - Gobolka Lubnaan1 Sebteembar 1920 
 - Dastuurka23 Maye 1926 
 - Madaxbanaanida22 Nofeembar 1943 
 - Waajibkii Faransiisku wuu dhamaaday24 Oktoobar 1945 
 - Ka bixitaanka ciidamada Faransiiska31 Diseembar 1946 
Baaxad
 - Total10,452 km2 (162nd)
4,036 sq mi 
 - Biyo (%)1.8
Tirada dadka
 - 2021 qiyaasta5,592,631[3][4] (112th)
 - Mugga Dadka560/km2 (21st)
1,450/sq mi
Wax soo saar (PPP)2024 qiyaastii
 - Guud ahaan$88.786 billion[5] (88th)
 - Qof qof$19,128 (80th)
Wax soo saar (Iskaga magacaaban)2020 estimate
 - Guud ahaan$19.915 billion (86th)
 - Calaa qof$11,615 (71st)
Kobaca (2015)Decrease 0.763[6] (high / 76th)
LacagtaLebanese pound (LBP)
WaqtigaEET(UTC+2)
 - Xagaa (DST)EEST (UTC+3)
Wadista Baabuurtaright[7]
Thiinada telka+961
Furaha Internetka.lb
Lubnaan
Lubnaan, Aasiya

Lubnaan (Carabi: الجمهوريّة اللبنانيّة) waa mid kamida dawladahacarbeed waxaa ay ku taalaa bariga dhexe waxa ay kaga taalaa qaaradaaasiya koonfur galbeed waxa ay xuduud la leedahay wadamadaSuuriya,Israaiil iyoFalastiin. Waxa kale oo ay xuduud ku leedahay bada dhexe ama bada cad taariikhda Lubnaan aad ayay u dheertahay waxa ay leedahay.

Walid Jumblatt Lebanon

Taariikhda iyo Xogta

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Lubnaan waxa lagu magacaabi jirayPhoenicia oo hoos timaadaBoqortooyada Roomaanka. Qaar ka mid ah macbadyada ugu waaweyn ee Qarniyadii waxay ku yaalliinHeliopolis. Qarnigii siddeedaadCarabtii waxay qabsadeen Foyniya oo ku soo rogeen diintoodii. Laakiin meelo badan oo buuraha ku hadhay Masiixi sida "Maroniit ah".

Lubnaan waxay leedahay laba silsiladood oo buuro ah. Waxay leedahay khad dheerxeeb. Bedka Lubnaan waa 10,452 kilomitir oo laba jibbaaran.

Lubnaan waxay ahaydmadaxbanaan ilaa 1943.magaalada caasimadda waaBayruut.

Dheer oo gaadhaysa ilaa 7000 oosano. Siyaasadda haddii aynu hada lubnaan waa wadan siyaasad ahaan dimuquraadi ah waxa xukunka loo qaybsadaa. Hab diimeed ama madhabeed.inta badan dadka lubnaan waacarab. Waxa ay kalahaystaanIslaam iyo kirista.Kiristanka lubnaana waa mid kaduwan kadawladaha carbta. Oo waxa ay leeyihiin awood balaadhan. Lubnaniyiintu waaydii hore ayay dabadaha u haajiriin caalamkana meelkasta way kajoogaan. Lubnaan waxa ay dagaalo lagashay dawlada yahuuda kadib markii ay yuhuudu ka qabsadeen koonfurta oo dhan sanadii1982. Mudabadan kadib lubnaan waxa ay koonfurta dib usoo ceshatay sanadii 2000 taasna waxaa sabab u ahaa xisbiga xisbulah.oo dhuunta u galay dawalda yuhuuda. Dagaalkaa yahuuda kasakaw lubnaan waxa kadhacay dagaalo sokeeye, oo aad udarnaa badhtamihii todobaataneeyadii ilaa dhamaadkii sideetameeyadii 2900 sano kahor miladiga waxa magaca lubnaan 12 jeer lagu sheegay gabayo xiligaas latiriyay.

Cedar waacalaamadaha qaranka.

Dadweynaha

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Ku dhawaad ​​5.2 milyan oo qof ayaa ku nool Lubnaan.[8]

Ku dhawaad ​​14 milyan oo qof oo Lubnaaniyiin ah ayaa ku nool meel ka baxsan Lubnaan.[9]

Gobolada iyo Degmooyinka

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
Goobta taariikhiga ah ee Bacalbek (Heliopolis) ee Lubnaan

Xubin

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Waddanmaha degaan Lubnaan

[wax ka badal |wax ka badal xogta]

Kuwo kale

[wax ka badal |wax ka badal xogta]
DalalkaAasiya
Dowladaha Madaxa Banaan
Dowladaha leh aqoonsi kooban
ku tiirsanaanta iyo
gobollada maamulka gaarka ah
Australia
Shiinaha
Midowga boqortooyada Britan iyo woqooyiga Ireland
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:
  1. Article 11 of the Constitution of Lebanon states: "Arabic is the official national language. A law shall determine the cases in which the French language can be used.
  2. "The Lebanese Constitution"(PDF). Presidency of Lebanon. Archived fromthe original(PDF) on 19 Jannaayo 2012. Retrieved20 Agoosto 2011.{{cite web}}:Unknown parameter|deadurl= ignored (|url-status= suggested) (help)
  3. ""World Population Prospects 2022"".population.un.org.United Nations Department of Economic and Social Affairs, Population Division. RetrievedJuly 17, 2022.
  4. "World Population Prospects 2022: Demographic indicators by region, subregion and country, annually for 1950-2100"(XSLX).population.un.org ("Total Population, as of 1 July (thousands)").United Nations Department of Economic and Social Affairs, Population Division. RetrievedJuly 17, 2022.
  5. International Monetary Fund
  6. "2016 Human Development Report"(PDF). United Nations Development Programme. 2016. Retrieved23 March 2017.
  7. "Driving in Lebanon". adcidl.com. Archived fromthe original on 17 Bisha Koobaad 2013. Retrieved17 January 2013.{{cite web}}:Check date values in:|archive-date= (help);Unknown parameter|ciwaan= ignored (help);Unknown parameter|dead-url= ignored (|url-status= suggested) (help)
  8. "The World Factbook".CIA. United States government. July 2021.
  9. "The Lebanese Diaspora: An Exploration of Assimilation and Success in the United States". March 2018.
  10. Massive Explosion in Beirut, Lebanon
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Lubnaan&oldid=270558"
Qeybaha:
Qeybaha qarsan:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp