Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Ljubljana

Ka Wikipedia
argti guud

ljubljana waa caasimadaisloveeniya waana magaalda ugu wayn wadanka isloveeniya waxa kunool dad gaadhaya 278.638 waxa ay kutaalaa badhtamaha wadanka ljubljana waa xarunata dhaqanka ee wadanka islofeeniya. waxa kutaala jaamcada wadanka uguwayn iyo guridhaqameedo aad ubadan waxaa kamida guridhaqameedadaa gurridhaqameedka wadanka iyo ka taariikhda islofeeniya waxa kuytaala magaalda warshado badan oo ay kamidyihiin kuwa soosaara aaladaha korantada kushaqeeya iyo kuwa maryaha sameeya

Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Ljubljana&oldid=150722"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp