Movatterモバイル変換


[0]ホーム

URL:


Jump to content
Wikipedia
Raadi

Liithiyaam

Ka Wikipedia

Liithiyaam

Curiyaha Liithiyaam

Liithiyaam (ingiriis: Lithium) astaanta (Li) waacuriye kimiko oo leh lambaratomsadex ah. Curiyaha Liithiyaam waabir jilicsan, khafiif ah markey kaliga tahay, leh midabkanaxaasta oo cad, waxayna ka tirsan tahayguruubka 1aad eeBirta Alkali (Alkali Metal) ee jadwalkaDiwaanka Curiye.

Liithiyaam

Dhinaca kale, Liithiyaam waa birta ugu fudud xaga miisaanka iyocufka dhamaan biraha oo dhan. Si la mid ah biraha kale ee guruubka Birta Alkali, Liithiyaam waa curiye aad u firfircoon oo si dhakhso badan ulafalgasha curiyeyaasha kale. Sidoo kale liithiyaam waa mid si dhaqso badan u ololi karta.

Sababtoo ah waa mid aad u falgal badan, birta liithiyaam lama helo ayadoo kali ah, laakiin inta u badan waxaa laga hela oogada dhulka ayadoo ahisku dhisyo badan.


Maqaalkanwaa la bilaabay. Hadii aad wax ka taqaanid fadlan ka caawiWikipedia in aadWax ku dartid. Qoraalkaagu ha noqdo mid faa'iido leh oo dhexdhexaad ah.
Waxaa laga keenay "https://so.wikipedia.org/w/index.php?title=Liithiyaam&oldid=213656"
Qeybaha:

[8]ページ先頭

©2009-2025 Movatter.jp